Soziales = Arrimaha Bulshada

3

Gleichstellung = Sinnanta
Familienpolitik = Siyaasadda Qoyska
LGBTI-Recht = Xuquuqda Bulshada kala duwan
Gesundheit = Caafimaadka
Soziale Sicherheit = Amaanka Bulshada
Integration = Isladhaqanka
Bildung = Waxbarashada
Kultur = Dhaqanka
Grundrecht = Xaquuqda hoose
Demkratie = Dimuqraadiyada

Wirtschaft = Dhaqaalaha

2

Ökologische Umbau = Dhismo Dabiici ah
Finanzen und Steuern = Dhaqaalaha iyo Cashuuraha
Rohstoffhandel = Ka ganacsiga Qayraadka
Landwirschaft = Beeraha iyo Xoolodhaqato
Globalisierung = Caalamiyeynta
Arbeit = Shaqaalaha
Forschung und Innovation = Cilmi Baarista iyo halabuurista
Konsumenten Schutz = Badbaadinta macmiilka

Waqtigii gobonnimada

Dhulka soomaaliyeed waxaa la maamuli jiray waqti aad u taariikh fog aad u qadiimi ah.Waxyaabaha ku tusaayana waxaa ka mid ah, guryaha aadka u qadiimsan oo dhagaxa laga sameeyay iyo darbiyada qadiimka ah sida Darbiga wargaade, waana dhul ku tusaya in uu lahaan jirey far qoraal ah oo aad u uqadiimi ah.Soomaalida waxay taariikh dheer la lahaan jireen, masaaridii hore, waxaana jira waxyaabo ku tusaya in ay soomaalya tahay dhulkii uduga. Somalia taarikhdeedi hore inta badan lama haayo taaso lagu sheego in eey somaliya dadkeeda yihiin dad xoola dhaqato ah balse somaliya sida eey taariqyahanada qaar sheegeyn wax buugaag ah oo laga tix raaco malaha, somali waxa ku yaalo misajidyo iyo dhismoyin kale o qadiimi ah, balse waxa sual ah somaliya ma waxey la facdahay dhismayashas qadimiga lagu shego?, jawabtu wa maya, somalia sideda waxey u kala baxda ab raac iyo aabi kentay waxa abraac ah dadka somalida badi waxaase jirta in afka somaliga lagu hadli jiray waagi uu fircoon noola balse wax cadeymo ah illa iyo hada lama haaya balse waxaa la wada ogyahay dowladi fircoon saldhigeda in uu ahaa jabuuti jabutina waa qeyb ka tirsan somaliya waxaana loga hadla afka somaliga si kasto eey ahaataba maalinba maalinta ku xigta waxa soo baxo warbaxino laga helayo taarikhdi hore e somalia,